DHAGEYSO:Gudidga amaanka Mandera oo loogu yeeray in ay nabaad xoojiyaan

0
750

Xubnaha guddiga amaanka Ismamulka Mandera ayaa lagu dhiiriyay inay ku dadaalaan nabadda xili uu dalka isku diyaarinayo doorashada guud.

Guddomiyaha dowlada dhexe u qaabilsan Mandera Onesmus Kiatha oo abaal marin guddonsiiyay xubnaha guddigas gaar ahaan doowrka ay ka qaateen waan waanta nabada iyo dib u heshiisinta beelaha dega Ismamulkas.

Mr.Onesmus ayaa xusay in dowlada dhexe ay si dhaw ula shaqeyneyso guddiga si ay u arkaan hoggamiyaasha kula taliya shacabka inay is dagaalaan xiliga ay smaeynayaan ololaha doorashada.

Wuxuna sheegay in guddigan ay kaalin wayn ka qaateen la dagaalanka arggagixisada.

Guddiga amaanka Ismamulka Mandera ayaa dhankooda ugu yeeray shacbaka inay ku dadaalan nabbada.