Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo loogu baaqay inay ku kala qaybsamin siyaasadda By star - January 10, 2022 0 490 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Shacabka ku nool dowlad deegaanka Garissa ayaa loogu baqay inaysan ku kala qaybsamin siyaasadda oo ay ilaaliyaan wadajirka iyo walaalnimada Siyaasiyiinta ayaa dhanka kale loogu baqay inaysan shacabka isku dirin. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/01/Baaqa-shacabka-Garissa.mp3