Xubno ka socday beesha caalamka ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada ee ka qayb galeysa shirka Golaha wadatashiga ee ka furmay magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay wakiillada beesha caalamka ay ka go’an tahay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo gabogebeeyo doorashada, iyadoo turxaan bixinta iyo toosinta wixii ka soo laabtay lagala tashanayo dhammaan dhinacyada ay khuseyso sida Midowga Musharrixiinta, bulshada rayidka ah, Haweenka iyo daneeeyeyaasha kale sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda.
Home Wararka Soomaaliya Maxay kawada hadleen golaha wadatashiga qaran iyo wakiillada beesha caalamka?