DHAGEYSO:Culimada iyo mas’uuliyiinta Wajeer oo ka shiray ka hor tagga isticmaalka maandooriyaha

0
403

Waxaa shalay magaalada Wajeer lagu soo gabagabeeyay kulan u dhexeyay culimaauddiinka iyo mas’uuliyiinta kaasoo diiradda lagu saaray sidii looga wada shaqeyn lahaa caawinta madaarista iyo ka hor tagga isticmaalka daroogada.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinaya