Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa ka hadlay kal-fadhiyadii dhawaan ay yeesheen xildhibaannada golaha qaran ee xeer dejinta wadanka.
Dr. Ruto ayaa wacad ku maray inaysan ka niyad jabin dooniin sharciyada ay wataan madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga kaas oo horyaalla baarlamaanka dalka.