DHAGEYSO:Waalidiinta Mombasa oo soo dhaweeyay amar uu wasiirka tacliinta siiyay maamulayaasha dugsiyada

0
297

Qaar ka mid ah waalidiinta ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta ayaa u riyaaqay amar uu dhawaan soo saaray wasiirka wasaaradda tacliinta ee dalka kaasoo ah in la xaqiijiyo awoodda dhaqaale ee waalidka ka hor inta aan dugsiga laga eryin ardayga aanan bixin qarashaadka waxbarashada.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya