DHAGEYSO:Culimada Dadaab oo lagu wareejiyay agabka qubuurta lagu qodo

0
542

Qaar ka mid ah dhallinyarada deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa qalabka qubuurta lagu qodo ku wareejiyay culimada iyo guddiga qubuuraha ee magaalada Dadaab sida uu ku soo warramayo Maxamad Baaruud Xuseen