DHAGEYSO:Ganacsata suuqa ganacsiga ee magaalada Wajeer oo cabasha muujinaya

0
369

Ganacsata suuqa ganacsiga magaalada wajeer ayaa cabasho ka muujiyey in aanan balantii loo qaaday aanan loo oofini taasoo ahayd in lahaanshaha suuqaasi ganactooda la soo galin doono.
Abdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkaan Wajeer inooga soo diray.