Wararka Kenya DHAGEYSO:Wajeer oo laga xoojinaya dagaalka ka dhanka ah gudniinka Fircooniga By star - December 23, 2021 0 326 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa dowlad deegaanka Wajeer laga xoojinaya dagaalka lagula jiro gudniinka Fircooniga. Culimada iyo bulshada ismamaulka Wajeer ayaa ku baaqay in hal meel looga soo wadajeesto gudniinka Fircooniga ah kaas oo ay dumarka dhibaatooyiin kala kulmaan. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/12/GUDNIINKE.mp3