Carruur agooma ah oo haddana dhawaan ay hooyadooda ka geeriyootay islamarkaana umul raacday ayaa wajahaya xaalad nololeed oo adag iyagoona u baahan gargaar bani’aadanimo
Wariyaheen Cabdiraxmaan Mucaawiye oo gurigooda ku booqday carruurtaas ayaa warbixintaan inooga soo diyaariyay
Cidii dooneysa inay caawiso fadlan kala xiriir nambarka wariyaha yaga Wajeer Cabdiraxmaan Mucaawiye:+254723508322