Gudninka fircooniga oo halis caafimaad iyo mid mustaqbal ku ah hablaha yaryar sida ay sheegeen bahda caafimaadka islamarkaana dalka sharci darro ka ah, ayaa waxaa jira dad wali dhaqan ahaan u aaminsan sida u warbixintaan Dadaab inooga soo diray Maxamad Baaruud Xuseen