DHAGEYSO: In ka badan labo qof oo lagu dilay xadka ismaamulka Wajeer uu la wadaago Marsaabit

0
351

In ka badan labo qof ayaa lagu dilay xadka deegaanka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer la wadaago Marsaabit halka bulshada labada dinac loogu baaqay iney nabada ku dadaaan.