Waxaa lagu soo warramayaa in shil xalay ka dhacay waddada wayn ee u dhexeysa Kilifi iyo Malindi ay ku dhinteen ilaa toddobo qof halka 20 kalena ay ku dhaawacmeen.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee gobolka xeebta Maxamad Cabdi Bootaan ayaa dhawaan khadka taleefoonka ugu warramay Mowlid Maxamad Shuuriye wuxuuna faahfaahinaya khasaaraha ka dhashay shilka