DHAGEYSO:Maxay kawada hadleen agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda dalka iyo qaar ka mid ah shacabka Garissa?

0
278

Agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda dalka Nuurdiin Maxamad Yuusuf Xaaji ayaa la kulmay qaar ka mid ah shacabka ku nool magaalada Garissa.
Bishaar Axmad Dhaqane ayaa dhameystiraya