Wararka Kenya DHAGEYSO:Degmada hoose ee Sabuuli oo yeelatay xafiiska guddoomiye ammaan By star - December 8, 2021 0 269 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Degmada hoose Sabuuli ee Koonfurta Wajeer ayaa laga dhagax dhigay xafiiska guddoomiyaha ammaanka. Warbixintan waxaa inoo haya wakiil wareedka warbaahinta Star ee ismaamulka Wajeer Cabdiraxmaan Mucaawiye https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/12/Mucawiye.mp3