In kasta oo ay deegaano badan oo ka tirsan ismaamulka Garissa roobab ka da’een ayaa hadana waxaa jira deegano aysan wali roob ka di’in .
Waxaa ka mid ah deegano badan oo ku yaala degmada FAFI ee ismaamulka Garissa..
Kansalihii hore ee deegaanka FAFI Noor Bare ayaa ku baaqay in la caawiya dadka wali ku sugan deeganada oo ay wali ka jirta roob la aanta.