DHAGEYSO:Warbixin:Beer laga tabcay buur dusheed ee Mandera

0
359

Iyadoo ay adag tahay in buuro dushooda laga tabcado beero ayaa haddana waxaa jirta beer wax soo saar leh oo laga tabcay buur korkeeda ee ismaamulka Mandera.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa warbixintan ku eegaya