DHAGEYSO:Shacabka magaalada Hargeysa oo laga dalbaday inay canshuurta bixiyaan

0
441

Maayirka magaalada Hargeysa ee caasimadda Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Soomaaliland ayaa maanta daahfuray shaacinta olole canshuur uruurin oo laga fulinayo guud ahaan deegaannada ay ka kooban tahay magaalada Hargeysa.
Duqa magaaalada Hargeysa C/kariim Axmad Mooge ayaa sheegay in qofkasta oo bixin waaya canshuurta sharciga lala tiigsan doono.
Gaadiidlayda ayuu ugu baaqay inay bixiyaan canshuurta ayna soo qaataan waraaqaha muujinaya inay bixiyeen