DHAGEYSO:Shacabka Islii oo rajeynaya in madaxweynaha uu ka hadlo saameynta abaarta

0
391

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa galinka dambe ee maanta jeedinaya khudbad qaran iyadoo waxyaabaha ay shacabka rajeynayaan inuu soo hadal qaado ay ka mid yihiin saameynta abaarta iyo la tacaalidda cudurka COVID19.
Yuusuf Muxumad Cali ayaa warbixintan noo diyaariyay