Kurdiyiinta Ciraaq oo 5 laga dilay

0
284

Wararka naga soo gaaraya waqooyiga dalka Ciraaq ayaa sheegaya in weerar ay fulisay kooxda isku tilmaanta khilaafada islaamiga ee ISIS looga takhalusay 5 ka mid ah dagaalyahaanada kurdiyiinta.
Waxaa arrinkan maanta shaaca ka qaadday dowlad goboleedka Kurdistan ee (KRG)
Weerarka oo lagu dhaawacay afar kale ayaa xalay laga gaystay gobolka Diyala
Falkan ayaa loo adeegsaday bambo la geliyay waddada taasoo ku qaraxday kolonyo baabuur ah.