DHAGEYSO:Wakiilka Madogashe oo walaac ka muujiyay saameynta abaarta

0
279

Cali Cabdullahi Guure oo ah wakiilka deegaanka hoose ee Madogashe ee ismaamulka Garissa ayaa walaac ka muujiyay saameynta nololeed ee ay abaartu ku yeelatay deegaankaasi.
Waxaa uu sheegaya inay jirto xaalad aad u daran oo ay wajahayaan dadka iyo duunyada labaduba sidaas awgeedna si degdeg ah loogu baahan yahay gurmad wax looga qabanaya dhibaatooyinka ay biya la’aanta ka midka tahay.
Mowlid Maxamad Shuuriye ayuu khadka taleefoonka ugu warramay