DHAGEYSO:Shacabka Mandera oo siyaabo kala duwan uga falceliyay hadal kasoo yeeray wasiirka caafimaadka

0
211

Shacabka ismaamulka Mandera ayaa siyaabo kaa duwan uga hadlay hadal dhawaan kasoo yeerey wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dalka Mr. Mutahi Kagwe, sida uu ku soo warramayo Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari.