DHAGEYSO:Shacabka Mombasa oo ka falceliyay go’aan ka soo baxay wasaaradda caafimaadka ee dalka

0
212

Qaar ka mid ah bulshada ku nool ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta ayaa ka falceliyay amarkii dhawaan ka soo baxay wasaaradda caafimaadka ee dalka, kaas oo ahaa in marka la gaaro 21-ka bisha 12-aad ee sanadkan aan adeegyada muhiimka ah ee dowladda loo oggolaan doonin dadka aan qaadan tallaalka ka dhanka ah cudurka COVID19.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinya