DHAGEYSO:Qaar ka mid ah siyaasiyiinta waqooyi bari oo ka hadlay taageeradooda ku aaddan doorashada guud

0
350

Waxaa doorashada guud ee sanadka 2022-ka naga xiga wax ka yar hal sano.
Haddaba dhinacee ayuu taageero ahaan la jiraa gobolka waqooyi bari, qaar ka mid ah madaxda siyaasadeed ayaa arrinkan ka hadlay sida uu ku soo warramayo Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari.