Waxaa lagu soo warramayaa in Koonfurta dalka Iiraan ay ka dhaceen labo dhulgariir oo waawayn.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in musiibooyinkan ay u dhexeysay hal daqiiqo.
Hal qof ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay inuu dhintay
Esmaeil Bayramnejad, madaxa waaxda baaritaannada dhulalka ee Iiraan ayaa dhulgariirrada culeyskooda ku kala sheegay 6.4 iyo 6.3.