Madaxweynihii xiriirka kubadda cagta Kenya oo la xiray

0
414

Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta Kenya FKF-ta Nick Mwendwa ayaa la xiray, maanta.
Mwendwa ayaa la sheegay in ay xirrrn ciidamo boolis ah maalin un kadib markii wasiiradda ciyaaraha dalka Aamina Maxamed ay kala dirtay xiriirka isbooriga Kenya iuadoona magacaawday guddi ku meel gaar ah ,kuwaas oo ka kooban 15 xubnood.
Aaron Ringera ayaa loo magacaabay inuu noqdo guddoomiyaha guddigan oo lixda bilood soo socota sii wadi doona hawsha dhammaan arrimaha xariirka kubadda cagta Kenya ee FKF.
Talaabadan ayaa timid iyadoo xiriirka kubbadda cagta dalka loo soo jeeduyay eedaymo ah musuqmaasuq oo dhinaca maamulka ah.