DHAGEYSO:Booliska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay shaqaaqo degmada Wadajir ka dhacday

0
289

Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay shaqaaqadii maalin ka hor ka dhacday degmada wadajir oo hal askari iyo qofkale ay ku dhinteen.
Afhayeenka booliska Soomaaliya ayaa sheegay in rag hubaysan oo mooto iyo gaari taarko la’aan ah watay ay weerar ku qaadeen barkoontorool ka tirsan degmada wadajir dhacdadaasna dad loo xiray kuwo kalena hada lagu raadjoogo.