DHAGEYSO:Qandaraasleyda Wajeer oo codsaday in la siiyo lacago ka maqan

0
407

Shakhsiyaad dowladda hoose ee ismaamulka Wajeer adeegyo kala duwan ugu fidiyay qaab qandaraas ah ayaa maamulka Axmad Cali Mukhtaar ugu baaqay inuu bixiyo lacago in muddo ah ka maqan oo uu horay barasaabka hadda xilka haya u ballanqaaday in la siin doono.