Waxaa laga dayrinayaa nolasha qoys soomaaliyeed oo agoon iyo naafo ah islamarkaana ku dhibaataysan xerada qaxootiga ee IFO.
Waxay muslimiinta ka codsadeen inay soo caawiyaan.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee deegaanka ee Dadaab Maxamad Baaruud Xuseen oo la kulmay ayaa warbixintan ka diyaariyay
Haddaba, cidii dooneyso inay caawiso fadlan kala xiriir nambarka ah +254711731488, Aamina Cabdiqaadir Maxamad