DHAGEYSO:Hooyo ay jeer wiil kaga dhaawacday Lamu

0
465

Waxaa lagu soo warramayaa in ismaamulka Lamu ee gobolka xeebta ay jeer ku dhaawacday nin 27 sano jir ah.
Tani ayaa qayb ka ah saameeynta abaarta maadaama ay yaradeen biyihii ku jiray goobaha kala duwan taasoo sare u qaaday isku dhacyada u dhexeya aadanaha iyo duurjoogta.
Hooyada dhashay wiilka ay jeertu dhaawacday ayaa dareenkeeda sidan u muujisay

Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa isna ka hadlay dhibaatooyinka ka dhashay abaarta ee khilaafka ka dhex abuuray shacabka iyo duurjoogta.