DHAGEYSO:Isku duwaha waqooyi bari oo shacabka ka codsaday inay la shaqeeyaan saraakiisha ammaanka

0
448

Isku duwaha arrimaha ammaanka ee gobolka waqooyi bari Nicodemus Ndalana ayaa shacabka ku nool ismaamullada Garissa, Wajeer iyo Mandera ku boorriyay inay si dhow ula shaqeeyaan booliska.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in dadweynaha , madaxda iyo laamaha amniga laga doonayo inay iska kaashadaan ka hor tagga qorsho kasta oo wax u dhimaya xasiloonida iyo horumarka bulshada.
Waxaa uu tusaale u soo qaatay isticmaalka maandooriyaha oo uu xusay inay lagama maarmaan tahay in la ciribtiro.
Xilli uu ku sugnaa deegaanka hoose ee Korondiile ee waqooyiga Wajeer oo shalay degmo laga dhigay ayuu Mr. Ndalana yiri