Kawaanleyda hilibka ee Magalada Mandera ayaa ka cabanaya wasaaradda ganacsiga waaxdeeda canshuuraadka ee dowlad deegaankaasi.
Waxaa ay sheegeen inay dowladda Ismaamulkaasi ka baxday heshiiskii ay wada galeen.
Wakiil wareedka Star Fm ee ismaamulka Mandera Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa dhameystiraya