DHAGEYSO:Golaha culimada ee Afrika oo cambaareeyay afduubka garyaqaan si wayn dalka looga yaqaano

0
426

Golaha culimada ee Afrika ee laantooda dalka Kenya ayaa magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta shir jaraa’id ee ku qaabteen si kulul u cambaareeyeen afduubka mid ka mid golahaasi ahna garyaqaan si wayn dalka looga yaqaano oo lagu magacaabo Prof. Xasan Nandwa sidoo kale bare ka ah jaamacadaha dalka .
Qareenkan ayaa la waayay 28-kii bishan ka dib marki uu salaadda Maqrib ku tukaday masjidka Jamia ee Nairoibi.
Sheekh Abu Xamsa oo arrintani ka hadlayay ayaa waxaa uu ka codsaday dowladda in ay baaritaan degdeg ah ay ku sameyso arrinkan