Waxaa weli guud ahaan wadanka ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha cusub ee soo billaabatay 4-tii bishan iyadoo meelaha lagu arkaya safarka dhaadheer ee shacabka ay ka mid tahay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.
Haddaba rajo intee dhan ayay dadweynaha is diiwaangelinaya ka qabaan in codkoodu uu wax ka beddelo hoggaanka dalka.
Yuusuf Muxumad Cali ayaa warbixintan ku eegaya