DHAGEYSO:Deeq la gaarsiiyay tuulooyin hoos taga deegaanka Lagdera

0
305

Shacabka ku nool tuulooyinka Afwayne iyo wayaamo jibriil ayaa la gaarsiiyay raashiin iyo calafka xoolaha waxayna u mahad celiyeen qofkii deeqdan gaarsiiyay.
Dadweynaha ayaa sheegay inay qabaan baahiyo badan iyagoo baaq u diray dowladda, ganacsatada iyo dadka wax haysta inay dareemaan sameeynta abaarta iyo culeyska biyo la’aanta ay ka mid tahay ee ay wajahayaan sidaas awgeedna u soo gurmadaan