DHAGEYSO:Hay’ad ku baaqday in dadka masaakiinta ah la caawiyo ee Gobolka Gedo

0
446

Hay’ada Salaama relief foundation oo ah hay’ad kheyri ah oo xilliyada abaaraha biyo dhaamin ka samayn jirtay Gobalka Gedo ayaa xafiis ka furatay degmada Beledxaawo bulshadana ugu baaqday in dadka masaakiinta la caawiyo
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa qodobkan inoo haya