DHAGEYSO:Tirada dadka qaadanaya kaarka codeynta Mombasa oo aad u yar

0
339

Tirada dadka ismaamulka Mombasa ee isku diiwaangeliyay codbixinta doorashada sanadka dambe ee 2022-ka ayaa aad u yar sida uu kusoo warramayo wakiil wareedka idaacadda Star Fm ee gobolka Xeebta Maxamad Cabdi Bootaan.