Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Gaadiidlayda Beledxaawo oo dhigay bannaanbax By star - October 18, 2021 0 307 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Gaadiidlayda degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo Soomaaliya ayaa dhigay bannaanbax cabasho ah oo ay kaga cabanayaan maamulka degmadaasi oo lacag ku soo rogay https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/10/Banaanbaxa-Baladxaawo.mp3