Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inay wada hadallo la yeelanayaan Maraykanka si ay uga soo iibsadaan diyaaradaha dagaalka nooca loo yaqaano
F-16 .
Barnaamijkan ayaa waxaa ku baxaya qarash dhan 1.4 bilyan oo doolar.
Mr. Erdogan ayaa xusay in tani ay xoojin doonto hannaanka difaaca ee xukuumadda Ankara.