DHAGEYSO:In ka badan 100 gabdhood oo lagu imtixaanay ku biiridda machadka tababarka umulisooyinka Kismaayo

0
384

109 gabdhood ayaa u fariistay imtixaanka ka mid noqoshada ardayda machadka tababarka umulisooyinka ee degmada Kismaayo sida uu faahfaahinayo Maxamad Ibraahim Washington.