Shiinaha oo dabagal dheeraad ah ku sameynaya isticmaalka Intarneetka

0
380

Wakaaladda wararka ee Shiinaha ee Xinhua ayaa ku warramaysa in dowladda dalkaasi ay sii wadi doonto kormeer dheeraad ah oo lagu sameynayo qaabka loo adeegsado intarneetka.
Tallaabooyinka la qaadaya waxaa ka mid ah in la xiro baraha kooxaha dowladda ka soo horjeeda si looga hor tago rabshado.