DHAGEYSO:Ruto: Raila iyo Uhuru markii aan taageerayay keliya miyaan ammaan mudnaa

0
491

Madaxweynaha kuxigeenka dalka William Ruto ayaa iska difaacay madaxda siyaasadeed oo uu sheegay inuu soo garab istaagay islamarkaana haatan ay ku eedeynayaan inuu ku lug leeyahay arrimo la xiriira musuqmaasuq.
Mar uu arrimahan ka hadlay ayuu yiri

Hadalkan ayuu ka jeediyay ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta
Dhanka kale Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta uusan go’aamin karin cidda talada kala wareegi doonto ka dib marka uu muddo xileedkiisu dhammaado