Qoys soomaaliyed oo dhawaan ka yimid dalka Soomaaliya kuwaas oo hadda ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab, sidoo kalena xadgudubyo dhanka jinsiga ah kala soo kulmeen wadanka Soomaaliya ayaa ka cabanaya noolal xumo iyo daryeel la’aan xeryaha ku haysata.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfahinta qodobkan Dadaab ka soo diray
Cidii dooneyso inay caawiso fadlan kala xiriir nambarrada kala ah +254113911301 ama +254708094340