DHAGEYSO:Kulan lacag arruurin ah oo loo qabtay masjid ku yaalla Mombasa

0
536

Masjidka Ibnu Cabaas ee ku yaalla magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ayaa loo qabtay kulan dhaqaale loogu aruurinayay.
Muslimiinta ayaa lagu baaqay inay ka qayb qaataan dhameystirka masaajidka.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee gobolka Xeebta Maxamad Cabdi Bootaan ayaa warbixintan ku eegaya.

Cidii dooneyso inay ka qayb qaadato tabarucaadda masaajidka waxay la xiriiri kartaa Sheekh Cabdiweli Cusmaan namabrkiisuna yahay +254722962045