DHAGEYSO:Wasaarada gaadiidka Soomaaliland oo kala dhexgashay khilaafka guddiga gaadiidka

0
290

Khilaaf xooggan oo soo kale dhex-galay Ururka ay ku midaysan yihiin gaadiidlayda Xamuulka ka Qaada Dekeda Berbera ee Soomaaliland iyo Agaasimaha Gaadiidka ayaa waxaa soo dhexgalay barasaabka gobolka Saaxil iyo musuuliyiin ka socday wasaarada gaadiidka Soomaaliland.
Barasaabka gobolka Saaxil iyo musuuliyiinta wsaarada gaadiidka Soomaaliland ayaa warbaahinta faahfaahin ka siiyay talaabooyinka ay qaadeen.