DHAGEYSO:Gabadh waxbarashada dhameysay oo dhirta dabiiciga ah ka samaysa saliida

0
526

Gabadh ku nool magaalada Mandera oo dhameysay waxbarashadeeda ayaa mandera dhirta dabiiciga ka samaysaa saliida kagana maarantay inay qof u shaqayso iskufinlaasho dhanka nolashana gaartay.