DHAGEYSO:Guddoomiyaha nabadgalyada Lagdera oo codsaday in la caawiyo dadka ay abaarta saameysay

0
555

Guddoomiyaha guddiga nabadda ee deegaan baarlamaneedka Lagdera ee ismaamulka Garissa Dhaqane Faliir oo la soo xiriiray warbaahinta Star ayaa ku baaqay in loo gargaaro dadka ay abaarta saameysay ee ku nool deegaankaasi.