Magaalada Mombasa ayaa waxaa maanta laga xusay maalinta dalxiiska adduunka iyadoo uu xuskaasi ka qayb galay barasaabka dowlad deegaankaasi oo sheegay in shirkadaha duulimaadyada ee caalamiga mararka qaar la xannibo iyadoo sida uu hadalka u dhigau loo daneynaya Kenya Airways .
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo dhameystiran Mombasa ka soo diray.