Wararka Kenya DHAGEYSO:Tirada soomaalida qaadanaysa tallaalka COVID19 ee Islii oo hooseysa By star - September 27, 2021 0 561 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa aad u yar tirada soomaalida ku nool xaafadda Islii ee deegaanka Kamukunji ee u soo baxaysa qaadashada tallaalka ka dhanka ah cudurka COVID-19 sida uu faahfaahinayo Yuusuf Gaas. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/09/Yuusuf-Gaas-Islii-1.mp3