Codbixiyayaasha wadanka Jarmalka ayaa maanta ka qayb qaadanaya doorasho federaal ah oo ay wararku sheegayaan in natiijadeeda aan la saadaalin karin
Waa markii ugu horreysay ee ay codeyntu dhacayso wax ka badan toban sano.
Darasaad dhawaan la sameeyay ayaa tilmaamay in xisbiga dimuqraadiga ee (SPD) ay u badan tahay inuu xisbiyada kale ku hoggaamiyo tirada codadka .
Goobaha codbixinta ayaa la filaya in la soo xiro 6-da maqribnimo ee saacadda Jarmalka.